Wasiirka ayaa ugu baaqay dadka degaanka,biyo baldhinta laga wado in ay ilashadaan, cadwagna meel uga so wada jeestaan. Wasiirka ayaa sido kale faray dhamaan ba ciidamada kala duwan ee ka hawl gala gobolka awdal in ay gacan bira ku qabtaan cidkasta oo khalkhal galinaysa mashruuca biyo balaadhinta.

Wasiirka ayaa ugu baaqay dadka degaanka,biyo baldhinta laga wado in ay ilashadaan, cadwagna meel uga so wada jeestaan.

Wasiirka ayaa sido kale faray dhamaan ba ciidamada kala duwan ee ka hawl gala gobolka awdal in ay gacan bira ku qabtaan cidkasta oo khalkhal galinaysa mashruuca biyo balaadhinta.

admin