Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland aya maanta garoonka egal ku soo dhaweeyay safiirka cusub ee midawga yurub u qaabilsan dalalka somaliya iyo Somaliland

Wasiirka Wasaradda Arimaha gudaha somaliland mudane mahamed kaahin ahmed ayaa maanta so dhawayn balaadhan kaga hor tagay garoonka diyaaraduhu ka haadan ee Egal international Airport wafti balaadhan oo uu hogaminayay safiirka cusub ee midawga yurub u soo magacaaben dalalka somaliy  iyo somaliland

Amb. Nicolás Berlanga Martinez.

Waxay ka wada hadleen qodobo dhowr ah wada-hadallada Somaliland iyo DFS, doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo mashaariicda ay midowga Yurub ka sameyso Sonaliland.

admin