Kulan kor loogu qaadayay habka diwaan galinta ganacsatada oo maanta soo gabagaboobay

Wasara arimaha guda ayaa kulan isugu yeedhay ganacsato  dawladah hoose ee dalka iyo wasarada maaliyada  kulankan oo u jeedkiisu ahaa kor u qaadida iyo tayayaynta liisanka ganacsiga kulanka oo mudo laba cisho ah socday  ayaa maanta soo gabagaboobay

admin