Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Taliska CIidanka Booliska Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah Amaro Culus-na Kusoo Rogay Ciidanka Booliska

Hargeysa(MOI)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay arrimaha sixirka iyoa afduubka oo kusoo badanaya Somaliland,waxaana ay amaro culus kusoo rogeen ciidanka kala duwan ee booliska Somaliland.

admin