Wasiiru-dawlaha  Wasaarada Arrimaha iyo Amniga JSL Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed (Magaalo) oo kamid ah Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Golaha Wakiilada JSL Qaybna Ka Yihiin  Xildhibaanada Golaha Wakiilada  oo Hawlo  shaqo ujooga Gobalka Sanaag Gaar ahaana Magaalada Ceerigaabo ayaa maanta kulamo iyo go.aamo Kasoo  Saaray Xaalada Magaalada Ceerigaabo Waxaana Weftigani La kulmeen Gudiga Xasilinta magaalada Ceerigaabo iyo Gudida Nabadgelyada Gobolka Sanaag.
Kulankan oo  daarana  Dardar Gelinta Hawlaha Xasilinta Degmada iyo in la Xoojiyo Nabadgelyada Gobolka.
Waxay Sidoo kale Weftigu Go.aamo kasoo Saareen Nabada iyo Xisiloonida gobolka Sanaag.
Xafiiska Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadweynaha Ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga JSL.