Wasiirka wasaradda arimaha gudaha ayaa furay shir lagag tashanayay sidii looga hortagi lahaa maandooriyaha

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL,Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta furay shirka wada-tashiga kahor-tagga iyo wacyigelinta Maandooriyaha, oo ay ka wada tashanayeen sidii wacyigalin balaadhan looga wada samayn lahaa bulshada  dhanka Culimada iyo xukuumaddaba iyo dhamaan lamaha amniga

May be an image of 1 person and standing

May be an image of 12 people, people standing and indoor

May be an image of 7 people, people sitting, people standing and indoor

May be an image of 5 people, people sitting and people standing

May be an image of 3 people, people sitting and people standing

 

admin