kulan lagag hadlayay sidii taba bar loogu furi lahaa golayaasha deeganka ee cusub

Waxaan halkan iskugu nimi sida aynu la wada socono Bishi 31-May Doorashadii dalka ka dhacaday ee Labada Gole ee Deegaanka iyo Wakiilada dabadeed, waxaynu ku talogalnay inaynu Tababar furno.
Goleyaasha deegaanka ee qaranka usoo baxay oo lagugu tababro hawlahooda iyo Waajibaadkoda ay qaranka u hayaan sidaas daarteed waxaa lagama maarmaan noqotay Wasaaradaha ay hawlahaasi xillka weyn ku leh qaybna ka ah Barnaamijka JPLG.
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL,Mudane Maxamed Kaahin AhmedMay be an image of 1 person and sitting
May be an image of 1 person, sitting and suit
May be an image of 1 person
May be an image of 1 person and standing
May be an image of 1 person and outdoors
May be an image of 1 person, standing and indoorMay be an image of 5 people, people sitting, people standing and indoor
admin