Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Shir La Yeeshay Madaxa Haayada AXIOM UK Iyo FCO.

Hargaysa (MOI)- 14- Feb-2019- Wasiirka Arrimaha Gudaha JSl Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Saaka Xafiiskiisa Shir Ay Warbaahintu Debad Joog Ka Ahayd Kula qaaday Madaxda Iyo Saraakiil Ka Socda Haayadaha Foreign Common Wealth Office (FCO) Iyo Axiom Uk.

Shirka oo wasiirka Ku Wehelinaayey Agaasimaha Guud ee Amniga Mukhtaar Maxamed Cali ayaa Lagaga Wada Hadlay Sidoo Loo Dardar galinlahaa Hanaanka iyo Balaadhinta Mashaariicda CTU ee Amniga.

admin