Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeedhay Madaxweynaha ISmaamulka Somalida Ethiopia Kana Hadlay Doorashooyinka Somaliland.

Hargaysa (MOI)- Halakan Ka Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeedhay Madaxweynaha ISmaamulka Somalida Ethiopia Kana Hadlay Doorashooyinka Somaliland.”Dalka Somaliland Ee Bajaaj Ku Dhex Qarsoomi kari Weyday madax dawlada Ethiopia ahina Kuma Dhex Qarsoomikarto” madaxweynaha dawlad deegaankana waxaan leeyahay sxb nagama kaa qabato waxaanu jecelahay inaad arrintaa dib u saxdo.”

admin