Daawo: Xukuumada JSL Oo Dhagaxdhigtay Dhismaha Taarabuunka Garoonka Kubada Cagta Ee Aadan Cade Stadium Ee Magaalada Laascaanood

Laascaanood (MOI)-  Wafti Balaadan  Oo Ka  Kooban  Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jsl  Baashe Axmed Faarax Wasiirka  Arrimaha Gudaha Jsl Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha  Boos Mire ,Badhasaabka Gobolka Sool, Taliyaha Qaybta Gobolka Sool Iyo Maayirka Gobolka Sool  Ayaa Saaka Si Wada Jira U  Dhagax Dhigay  Dhismaha Taarabuunka  Garoonka Kubada Cabta Ee Aadan Cade Stadium Ee Ku Yaala  Magaalada Laascaanood.

Garoonkan  Ayaa  Sanadka Lagu  Qaban Doonaa  Ciyaaraha Gobolada  Jsl, Iyadoo  Garoonka  Hore  Loo Dhigay  Rooga  Cagaaran  Ee Loogu  Tala  Galay  Garoomada Caalamka .

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kamid Ahaa  Masuuliyiinta  Ugu  Saraysa Ee  Gobolka Muddo Billa  Ku  Sugnaa Ayaa  Halkaasi  Kasoo  Jeediyey  Hadalo  Uu Ku  Dhiiri  Galinayo  Dhalinyarada Iyo Bulshada  Gobolka  Sool

admin