Saraakiil Ka Socota Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Si Nabad Galyo Ah Ugu Celiyay Maamulka Puntland Gaadhi Lagala Soo Baxsaday

Tuko RAq (SLI)-  Sarakaal  Ka Socota  Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ahna  La Taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Xasan Cigaal  oo ay  weheliyo Af-Hayeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha  Jamaal Cabdi Muxumed oo Khamiistii  Todobaadkii  Hore  ka anbo baxay  Magaalada  Hargaysa ee caasimada  Somaliland   Ayaa Si Rasmiya Gacanta Ugu Galiyay Saraakiisha Maamulka Puntland Gaadhi Uu  lahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland  oo Dhawaan Uu Kala Soo Baxsaday Darawalkiisu  lana soo  galay  Somaliland isla markaana ay gacanta ku  dhigeen  Ciidamada Qaranku.

Iyadoo  ay dawlada  Somaliland  ay  ilaalinayso  daris wanaaga iyo nabad galyada  labada dhinac ee Somaliland iyo Dawlad goboleedka maamulka puntland.

 

IMG_0891 IMG_0904 IMG_0911 IMG_0912IMG_0914 IMG_0915 IMG_0916 IMG_0917 IMG_0918 IMG_0919

 

admin