Madaxweyne Siilaanyo oo dalacsiiyay 24 sarkaal oo ciidanka qaranka ka tirsan akhriso magacyadooda

Hargeysa(SLI)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay dalacsiiyay 24 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo laa gaadhsiiyay darajaooyinka gaashaanle ilaa sareeye guuto.

 

Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu halkan akhristayaashiisa ugu soo gudbinayaa 24-ka sarkaal ee ciidanka qaranka ka tirsan ee la siiyay darajooyinkan sare, waxaanay kala yihiin sidan:

No Magaca Darajadii hore Darajada hadda la siiyay
1 Cali Barre Xuseen Gaashaanle sare Sareeye guuto
2 Axmed Cali Yuusuf Gaashaanle sare Sareeye guuto
3 Muuse Xaaji Jaamac Gaashaanle sare Sareeye guuto
4 Ismacaiil Faarax Cawaale (Doolaal) Gaashaanle dhexe Gaashaanle sare
5 Mahad Cambaashe Gaashaale dhexe Gaashaanle sare
6 Jaamac Maxamed Ismaaciil Gaashaale dhexe Gaashaanle sare
7 Jaamac Koosaar Gaashaale dhexe Gaashaanle sare
8 Muuse Budle Gaashaanle Gaashaanle dhexe
9 Cabdi Cabdillaahi Xasan Gaashaanle Gaashaanle dhexe
10 Yuusuf Iimaan Diiriye Gaashaanle Gaashaanle dhexe
11 Cabdi Daahir, Gaashaanle dhexe Gaashaanle sare
12 Cali Maxamed Gaashaanle Gaashaanle dhexe
13 Cabdillaahi Ibraahim Xasan Gaashaanle dhexe Gaashaanle sare
14 Cabdillaahi Diiriye Kabtan Gaashaanle
15 Nimcaan Yuusuf Cismaan, Kabtan Gaashaanle
16 Maxamed Xasan Abokor Gaashaanle dhexe Gaashaanle sare
17 Ibraahim Cabdi Cilmi Gaashaanle dhexe Gaashaanle sare
18 Cali Rooble Gaashaanle dhexe Gaashaanle sare
19 Cabdillaashi Sheekh Xuseen Gaashaanle Gaashaanle dhexe
20 Maxamed Axmed Yabaal Gaashaanle dhexe Gaashaanle sare
21 Cismaan Cabdllaahi Siciid Gaashaanle dhexe Gaashaanle sare
22 Xuseen Ducaale Gaashaanle dhexe Gaashaanle sarev

 

admin